Faahfaahin ka soo baxaysa qarax qasaare geystey oo caawa ka dhacay Jowhar
Sep 15 (Jowhar.com)-Waxaa soo baxay faahfaahino la xiriira qarax caawa ka dhacay guri ku yaal magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle.Qaraxan ayaa la sheegayaa inuu geystey qasaare xoog leh waxaana ku dhintey illaa shan ruux!--more-->…