Wiilkii El Chapo oo loo gacan geliyay Mareykanka

Sep 15 (Jowhar.com)- Wiil uu dhalay ninka caanka ah ee daroogada Joaquín "El Chapo" Guzmán ayaa loo gacan galiyay Mareykanka kadib markii lagu eedeeyay ka ganacsiga daroogada, sida uu sheegay xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka.Ovidio

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More