Cali Balcad;”Dalka Soomaaliya wax xuduud ah lama laha Badda Cas”
Jan 12 (Jowhar)-Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya Cali Cumar Cali “Balcad”ayaa sheegay in Soomaaliya wax saameyn ah ku yeelanayn go’aanka ay dowlada Masar ee ah in dal aan xad la lahayn Badda Cas uusan saldhig milatari…