Putin wuxuu u furay wadahadal Zelensky ‘Haddii loo baahdo’
Feb 18 (Jowhar)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa muujiyay rabitaankiisa ah inuu wadahadal la yeesho madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, "haddii loo baahdo."
Warkan ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay cirka isku sii shareerayso…