Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar rag hubeysan ay ku qaadeen xabsiga gobolka Mudug
Jan 10 (Jowhar)-Hal ruux ayaa ku geeryooday laba kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii maleeshiyo beeleed hubaysan ay weerareen xabsiga Gobolka Mudug.Wararka ayaa intaasi kusii saraya in maleeshiyaadkan ay doonayeen in ay xabsiga kala!--more-->…