Maamulada Galmudug iyo Puntland oo go’aamo ka soo saaray dagaalada Mudug
Jan 10 (Jowhar)- Shir maalmihii la soo dhaafay magaalada Gaalkacyo uga socday mas’uuliyiin ka socota Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray go’aanno ku saabsan xallinta colaad beeleedda ka aloosan degaannada galbeedka gobolka Mudug.!--more-->…