Mareykanka oo weerar argagixiso ku tilmaamay 15-kii qof ee lagu toogtay New Orleans
Jan 02 ( Jowhar)Laanta Danbi-baarista Mareykanka ee loo soo gaabiyo FBI ayaa Arbacadi sheegtay, in weerarki habeenki sannadka cusub uu muwaadin Mareykan ah ku dilay ilaa 15 qof uu yahay weerar argagixiso.Nin hubeesnaa ayaa baabuur laba!--more-->…