Israel oo duqeyn cirka ah ku dishy 54 Falastiiniyiin ah
Jan 03 ( Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in duqeymo cirka ah oo ay ciidamada Israel ku rusheeyeen qeybo kala duwan oo Gaza lagu dilay, ugu yaraan 54 qof oo Falastiiniyiin ah.
11 ka mid ah dadka la dilay oo ay ku jireen dumar!--more-->…