Burundi oo diiday iney qeyb ka noqoto howlgalka cusub Midowga Afrika ee Soomaaliya
Dec 29 ( Jowhar) Dowladda Burundi ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay in ay ka hartay howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya ka dib “markii ay ku qanciwaysay tirada ciidanka loo qoondeeyay”Burundi ayaa go’aankeeda ku wargalisay!--more-->…