Maamulka gobolka Banaadir oo daahfuray tababar la xiriira xallinta khilaafaadka iyo nabadeynta
Jan 06 ( Jowhar) -Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa daahfuray tababar la xariira xalinta khilaafaadka iyo nabadeynta, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Guddiyada Nabadgelyada Degmooyinka, qaar kamid ah odayaasha…