Boqol kun oo ruux oo laga daadgureeyay Dab ka kacay magaalada Los Angeles
Jan 08 (Jowhar)-In ka badan 100,000 oo qof ayaa laga daadgureeyay iyadoo dabka oo dabaylo wata oo ku faafay agagaarka magaalada Los Angeles iyadoo la sheegay in labo ruux ay geeriyoodeen.Ku dhawaad 1,000 dhismayaal ah ayaa ku burburay…