Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal culus oo ka dhacay gobolka Mudug
Dec 21 ( Jowhar) Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay tiro kalena waa ku dhaawacantay dagaal beeleed ka qarxay degmada Xarfo ee gobolka Mudug.Xiisaddan ayaa salka ku haysa muran dhuleed iyo ceelal; iyada oo shalay la gubay ceel!--more-->…