Ciraaq Oo Bilaabaysa Soo Celinta Askartii Suuriyaanka isu soo dhiibtay
Dec 20 (Jowhar)-Ciraaq ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku bilaabayso dib u celinta askartii Suuriyaanka ah ee ka baxay duulaanka degdega ah ee horseeday in xukunka laga tuuro madaxweyne Bashar al-Assad.“Laga bilaabo maanta, maamulka Ciraaq!--more-->…