Wasiirka cusub ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay
Dec 30 ( Jowhar) Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ansixisey heshiisyo iyo shuruuc lagu tayeynayo awoodda hey’addaha dowlada, gaar ahaan…