Somaliland oo wafdi sare u dirtay Wajaale si ay ula kulmaan madax ka socota Itoobiya
Dec 26 ( Jowhar)Wafti isugu jira Wasirro iyo Taliyayaasha Ciidamada Somaliland ayaa saaka u ambabaxay magaalada Xuduudka ku taalla ee Wajaale.Sida wararku tilmaamayaan, xubnahan ayaa halkaasi kula kulmi doonaan Mas'uuliyiin sare oo ka!--more-->…