Madaxa Qaramada Midoobay: Israel waxay ogolaatay oo kaliya ‘Qaado mugeed’ gargaarka Gaza
May 25 (Jowhar)- Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in Israa’iil ay ogolaatay oo kaliya “qaado mugeed” oo gargaar ah in la geeyo Gaza, xilli xaaladda bini’aadantinimo ee halkaas ay sii xumaanayso. Guterres wuxuu ku…