Diyaaradaha Israel oo dilay in ka badan 58 reer Gaza ah
Dec 13 (Jowhar)-Hay’adda difaaca madaniga ah ee Qaza ayaa ku warantay in duqeymo is xigxigay oo ay fuliyeen diyaaradaha Israel ay galaaftay nolosha ugu yaraan 58 qof oo ay ku jiraan 12 ilaalo ah oo ilaalinayay baabuurta gargaarka.…