Mareykanka oo soo dhaweeyay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya ee muranka Badda
Dec 15 ( Jowhar)Mareykanka ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka dhalatay isku dayga ay Addis Ababa ku dooneyso inay marin u hesho badda.Labada dal!--more-->…