Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 1.1 Milyan oo ku cusub dalka Suuriya ay ku barakaceen
Dec 13 (Jowhar)-Sida laga soo xigtay hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini'aadantinimada, in ka badan hal milyan oo qof, oo ay ugu horreeyaan haween iyo carruur, ayaa ku barakacay Suuriya tan iyo markii fallaagada ay bilaabeen…