Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka dagay Garbahaareey
Dec 19 ( Jowhar) Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Wafdiga ayaa ka kooban…