Taliyayaasha Sirdoonada Soomaaliya iyo Tanzania oo ku kulmay Muqdisho
Dec 19 ( Jowhar) Agaasimaha Hey’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta qaabilay Dhiggiisa Sirdoonka Tanzania TISS Suleiman Abubakar Mombo oo booqasho labo maalin ku jooga Muqdisho.Labada Sirdoon ee Soomaaliya iyo!--more-->…