Israel waxay uga digtay Lubnaan: Ilaalin ma jirto haddii xabbad-joojin ay fashilanto
Dec 03 (Jowhar)-Wasiirka Difaaca Israel, Israel Katz, ayaa soo saaray digniin ah in haddii xabbad joojintii la sameeyay todobaadkii hore ay fashilanto, ay Israel “sii geli doonto” gudaha Lubnaan oo aanay kala saari doonin ciidamada Lubnaan…