Madaxweyne Joe Biden oo cafis u fidiyay wiilkiisa Hunter
Dec 02 ( Jowhar) Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Mareykanka Joe Biden ayaa xalay sheegay in uu cafis u fidiyay wiilkiisa Hunter Biden, kaas oo wajahayay fal danbiyeedyo kala duwan.Eedaha iyo fal danbiyeedyada loo heysto ina Biden!--more-->…