Axmed Madoobe oo markii 3aad loo doortay xilka madaxweynaha Jubaland
Nov 25 ( Jowhar) Axmed Maxamed Islaam ayaa markii saddexaad loo doortay xilka Madaxweynaha Jubbaland, Xildhibaannada Golaha Wakiilada Baarlamaanka Jubbaland ayaa 55 cod ku doortay, halka Musharaxiinta kale ee la tartamayay kala heleen 16…