Haweyney Talyaani ah oo loo xidhay Ururada Mafiyada ee lagu eedeeyay
Dec 06 ( Jowhar)-Booliska Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay naag caan ku ah shaqada ay ka qabato xabsiyada, iyadoo ay weheliso 24 kale, taasoo qayb ka ah baaritaanka lagu hayo 'maafiyada Ndrangheta. maafiyada oo u dhaqma sidii…