Jubbaland oo ku tilmaantay Sharci Darro ciidamo gaaray maanta Raaskaambooni
Nov 25 ( Jowhar) -Maamulka Jubbaland oo maanta markii saddexaad loo doortay inuu madaxweyne ka noqday Axmed Maxamed Islaam ayaa ku tilmaamay sharci darro ciidamo maanta diyaarado loogaga qaaday Muqdisho lagana dajiyay magaalada…