Xildhibaan Xasan Firinbi iyo mudanayaal kale oo ganaxyo culus lagu riday
Dec 08 ( Jowhar) Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu sheegay in laba bilood oo xiriir ah laga joojiyay…