Maxkamadda ICC waxay ugu yeertay Dawladaha xubnaha ka ah inay xoojiso amarka xadhiga Netanyahu,…
Nov 20 ( Jowhar)-Karim Khan, oo ah dacwad oogaha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada (ICC) ayaa ugu baaqay dalalka xubnaha ka ah iyo kuwa aan xubinta ka ahaynba inay ka jawaabaan waaranka lagu soo xirayo ee ay maxkamaddu soo saartay…