Baarlamaanka oo ansixiyay xeerka ururada iyo xisbiyada siyaasada
Nov 20 (Jowhar)-Xildhibaannada labada Aqal ee BFS ayaa maanta ansixiyay Xeerka Ururrada Iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.Kulankan oo ay wadajir u shir guddoominayaan Guddoonka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare!--more-->…