Shariif Sheekh Axmed oo si kulul uga hadlay caburinta dowladda ay ku heyso warbaahinta
May 24 (Jowhar) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa si kulul uga hadlay caburinta saxaafadda iyo cadaadiska ka jira magaalada Muqdisho.Tirada!--more-->…