Madaxweyne Geelle oo weerarary Siyaasadda Imaaraatka Carabta ee Afrika
May 25 (Jowhar) Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag u dhaleeceeyay doorka Dowladda Imaaraatka Carabta (UAE) ee Geeska Afrika, isagoo ku tilmaamay inay si qoto dheer u wiiqeyso xasilloonida gobolka.Hadalka!--more-->…