Assad wuxuu ku andacoodey inuu ka tagay Suuriya fiidkii Dimishiq waa la qabsaday
Dec 17 (Jowhar)-Bashaar al-Asad, hogaamiyihii la afgambiyey ee Suuriya, ayaa sheegay in 8-dii bishan December looga soo daadgureeyay dalka Ruushka saldhigga Hmeimim ee dalka Suuriya, iyadoo saldhiggaas lala beegsaday weerarro ay fuliyeen…