Axmed Madoobe oo soo magacaabay guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Jubaland
Nov 09 (Jowhar)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa goordhow magacaabay Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha Jubbaland oo ka kooban 7 xubnood.Guddigan ayaa la filayaa inay dhawaan guda galaan howlaha doorashada Baarlamaanka iyo!--more-->…