NISA oo gudaha Suuqa Bakaaraha kasoo qabatay mid kamid ah Shabakad dilal ka geysan jirtay Muqdisho
Oct 29 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigay shakhsi ay sheegeen inuu katirsanyahay Shabaa oo doonayay in uu dilo Ganacsade Kaamiro ku xiray Goobtiisa Ganacsi sida lagu sheegay qoraalka…