Shariif Sheekh,Kheyre iyo C.Cabdishakuur oo cambaareeyay go’aanka Golaha Wadatashiga
Oct 30 (Jowhar)-War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxay si adag u cambaareeyeen, ugana soo…