Dadka Mareykanka oo maanta u dareeraya goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan madaxweyne cusub
Nov 05 (Jowhar)-Malaayin qof oo Mareykan ah ayaa maanta oo Talaada ah u dareeraya goobaha ay yeelaan sanaadiiqda codoadka, si ay u soo doortaan madaxweynaha xakumi doona dalkan afarta sano ee soo socota.Doorashadan taariikhiga ah ayaa!--more-->…