Israel oo duqeyn ku dishay afhayeenkii Xisbullah
Nov 18 (Jowhar)-Duqeyn naadir ah oo ay Israel Axaddii shalay ku garaacday bartamaha Beyruut ayay ku dishay afhayeenkii guud ee Xisbullah Maxamed Cafiif Al Naabulsi.Sarkaalkan ayaa lagu weerar lagu qaaday xafiiska xisbiga hantiwadaaga!--more-->…