Dowladda Japan oo Soomaaliya ka cafisay deyn dhan $100 Milyan Doollar
Nov 07 (Jowhar)-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Japan ee dalka Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi ayaa maanta si wadajir ah u saxiixay heshiis Dowladda Japan ay ku cafinayso lacag…