Donald Trump oo sheegtay inuu ku guuleystay doorashada dalka Mareykanka
Nov 06 (Jowhar)-Musharaxa madaxweyne, Donald Trump, oo ay wehliyaan ku xiigeenkiisa, JD Vance iyo xaaskiisa Melania Trump iyo qaar kamid ah shaqaalaha u xiil saarnaa ololahiisa doorasho ayaa la hadlay qaar kamid ah taageerayaashiisa oo uu…