Mareykanka oo diyaaradihiisa dagaalka ee B-52 geeyay Bariga Dhex
Nov 03 (Jowhar)-Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee loo yaqaanno B-52 bombers ayaa Sabtidi shalay gaaray Bariga Dhexe, maalin kaddib marki ay Washington ku dhawaaqday in qalabkaasi milltari ay direyso, tallaabadan oo ah digniin ku socota…