Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Hoobiyayaal lagu soo garaacay magaalada Muqdisho
Apr 19 (Jowhar)Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo saaka kusoo dhawacay xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar Jajab iyo Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.Hoobiyayaasha oo aan wali la!--more-->…