Xubno Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay ciidamadda ku sugan gobolka Baay
Oct 27 (Jowhar)-Xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan deegaanka goof gaduud buurey ee Gobolka Bay.Roobow Cabdiyow Xasan iyo Nuurow Tukow Manuur ayaa saaka isku soo dhiibay Ciidanka!--more-->…