Wafdi ka socday Dowlada Kenya oo Kismaayo kula kulmay Axmed Madoobe
Nov 04 (Jowhar)-Wafdi ka socday Dowlada Kenya oo gaaray maanta magaalada Kismaayo ayaa waxa ay kulan la yeesheen Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.Wafdigan waxaa hogaaminayay Xoghayihii hore ee fulinta IGAD, Amb. Maxbuub Macalin,!--more-->…