Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir ku xigeen iyo Wasiiru Dowle
Nov 04 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xilal ay baneeyeen Wasiiru dowlihii wasaarada qorsheynga,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha iyo wasiir ku xigeenkii…