Hezbollah oo sheegtay in ay bartilmaameedsatay saldhiga Intel ee Tel Aviv
Oct 23 (Jowhar)- Hezbollah ayaa ku dhawaaqday inay qaaday weerarro gantaallo ah oo lala beegsaday laba xarumood oo muhiim ah oo u dhow Tel Aviv iyo xarun ciidamada badda ah oo ku taal galbeedka Haifa, waxayna ku soo beegantay xilli…