ONLF oo ku dhawaaqday iney hakisay wada xaajoodka heer qaran ee Itoobiya
Oct 21 (Jowhar)-Jabhadda ONLF ee ka dhisan dowlad deeganka Soomaalida ayaa soo saartay warsaxaafadeed culus oo ka dhan ah dowladda Itoobiya.Qoraalka ONLF waxay ku sheegtay inah hakisay ka qayb-galka Shirweynaha wada-xaajoodka qaran ee!--more-->…