Soomaaliya oo heshiis dhinaca amniga ah la saxiixatay Uganda
Oct 19 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Uganda ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni.Labada Madaxweyne!--more-->…