Ganacsato lagu dhex dilay goobohooda ganacsi oo ku yaala magaalada Muqdisho
Oct 28 (Jowhar)-Seddax ruux oo lahaa dukaamo ganacsi ayaa lagu dilay agagaarka iskuulka Axmed Gureey ee dhanka degmada Daara Salaam ee magaalada Muqdisho.Dadka la dilay ayaa la sheegay in ay u xirneed kaamirooyin kuwaas oo ay ku amartay!--more-->…