Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya dib u habeynta Garsoorka dalka
Nov 24 ( Jowhar) -Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo hoggaaminayay wafdi ka socda garsoorka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay shir muhiim ah oo ka dhacay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo…