Raโiisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Oct 23ย (Jowhar)-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Taageerada Hawlgallada, Mudane Atul…